Qeexid

"(-nno, m.dh) Tiro ka kooban kun meelood oo min milyan ah; kun milyan; “1.000.000.000”."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bilyan oo kali ah:
  • Kaalintoodu waa muhiim, maxaa yeelay waa dad yididiillo wanaagsan leh, qiimo badan leh, oo misana ugu yaraan hal bilyan oo doollar u xawila Soomaaliya.
  • Shs. 1.6 Bilyan (Hal Bilyan iyo Lix boqol oo Milyan) oo aanay ku jirin mushaharka shaqaalaha dowladda hoose oo shan bilood lagu leeyahay.