Qeexid

"Tallaabada ugu horreysa hawl la fulinayo."

Qeexid Xigta

Waqti xaddidan qaybtiisa hore. ld billow1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bilow oo kali ah:
  • Dowlada Somalia oo ka hadashay duqeynta ayaa sheegay inay tahay mid ay isku difaacayeen ciidamada AMISOM, balse aysan iyagu wax lug ah ku lahayn, waxaana saakay howlaheedii dib u bilowday dekeda Muqdisho.
  • Waxaa magaalada Hargeysa ka bilowday tartan loogu jiro ka mid noqoshada golaha xukuumada ee uu axmed siilaanyo soo dhisi doono marka uu xilka la wareego.