Qeexid

"(bishay, bilatay) Bil dhalasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bilo oo kali ah:
  • Gaari xamuul siday oo xiliga uu dagaalku bilowday ku gadoomay Isgoyska Dabka ayaa sababay dhaawacyada 6-qof oo ka mid ahaa dadkii uu waday, kuwaasoo kusii jeeday Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay.
  • Khilaafkan oo si hoose ku bilowday ayaa dibada u soo baxay, iyadoo ciidamada canshuuraadka ee Baydhabo ay ku eedeeyeen gudoomiyaha degmada inuu gacanta la soo galay howlo uusan shaqo ku lahayn.