Qeexid
bilmasil fk. ld bilmasal.
bilmasil fk. ld bilmasal.
Qeexid: bilmatil fk. ld bilmasal.
Qeexid: bilmasal fk. Tusaale ahaan, misaal ahaan. ld bilmasil, bilmatal, bilmatil, bilmesel, bilmetel.
f.g1
Qeexid: Wax kor u qaadid iyadoo madaxa laga sara mariyo.
Qeexid Xigta: Wax, wax qurxoon ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: bilmatal fk. ld bilmasal.
f.mg4
Labdhedig: -slaa, -slayd
Qeexid: Cuno, wax heerkii lagu cuni lahaa gaarey ahaansho.
Qeexid Xigta: Miro iwm wax heerkii lagu cuni lahaa gaarey ahaansho.
Qeexid Kale: Qof waaya-aragnimo dheeraad ah leh ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ilay, -ishay
Qeexid: ld masal2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Firdhinta biyo iwm sida dhibcaha roobka meel loogu firdhiyo.
Qeexid Xigta: Nin gabdhaha taataabta.
Qeexid Kale: ld bilbilid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ilay, -ishay
Qeexid: Biyo iwm meel sida dhibcaha roobka ugu furdhin.
Qeexid Xigta: Gabar taabasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld masal1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (bilcil/-llo, m.dh) Geedaha waaweyn oo daawada leh nooc ka mid ah oo leh laamo kala baxsan, qodxo yaryar oo qaroofan, caleemo yaryar iyo mayrax rarada laga sameysto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-dyo, m.dh) ld ilmasideen.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: bilmesel fk. ld bilmasal.
Qeexid: bilmetel fk. ld bilmasal.