Qeexid
ld ballee.
[-leeyay, -leysay]
f.g2ld ballee.
Fal / verb
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Bisin u qabsasho (cunto), dhadhamin.
Qeexid Xigta: (dii.) Bisin wax ku billaabid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Iftiin meel dheer bilig ka dhihid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld bilow1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Cunto bisayl ka dhigid.
Qeexid Xigta: Arrin si aan go'aankeeda loogu dhibtoon u gogol xaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: billaa fk. Erey lagu muujiyo waxa loo maleeyo in ay dhacayaan; laga yaabaa in; armaa. Tus. “Billuu keen?”.
f.g1
Qeexid: (-laabay, -lowday; -laabi) ld bilow2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: ld cilladee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Biqle samayn (dameer, faras, iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Iftiin kala googgo'an oo is daba jooga samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Gabal yar, fidsan, wareegsan oo dahab, qalin, maar iwm middood ka samaysan oo astaan ama hadal inta lagu qoro abaalgud ahaan lo baxsho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Ilmo markaa dhashay booqashadiisa ugu horrayn (dhaqankuna wuxuu qabaa in ilmahaas dabeecaddiisu ay u ekaato midda qofkaas hore). ld billee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Qof raalli ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: Wax kor u qaadid iyadoo madaxa laga sara mariyo.
Qeexid Xigta: Wax, wax qurxoon ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -seeyay, -saysay
Qeexid: Bilis ka dhigid; xorayn.
Qeexid Xigta: Gudid (gabar).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld ballayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Ka b.: wax ama meel doc ka jarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Si karinbillo ah u tolid (maro).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nasiib wacan.
Qeexid Xigta: Sharaf wacan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Qeexid: (bishay, bilatay) Bil dhalasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -lowday, -laabatay
Qeexid: ld bilaabo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]