Qeexid

"ld bilaabo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga billaabo oo kali ah:
  • Qalabka warbaahinta ee dunida ayaa isaguna si aad ah ugu mashquulsanaa dhacdadan, waxayna TV-yada caalamku si toos ah u soo gudbinayeen dabbaaldegyadaas iyagoo marba waddan diiradda saarayay, laga soo billaabo geesta bari ee dunida illaa teeda galbeed.
  • Wuxuuna xukunka hayay laga billaabo 02/11/1964 illaa 02/03/1975.