Qeexid

"(-bmay, -bantay; -bmi) ld bilaaban."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga billaaban oo kali ah:
  • Maalinkaas bay haddaba billaabantay taariikhda Islaamka ee loo yaqaan Hijriyadu.
  • Taas oo ay isbarasho shakhsi ahi ka billaabantay.