Qeexid

"billaa fk. Erey lagu muujiyo waxa loo maleeyo in ay dhacayaan; laga yaabaa in; armaa. Tus. “Billuu keen?”."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga billaa oo kali ah:
  • Dugsigii hoose ee Forta Sheikh ee waagaas kaabadda ku hayey dhismihii Baarlamaanka ee degmada Howl-wadaag ayuu ka aqoon billaabay.
  • Sidaa darted waxaan soo jeedinaynaan qodabbadan hoos Ku qoran: Waxaan Balan qaadaynaa meel kastoo aan jog no inaan ka shaqayno nabadda iyo amniga laga billaabo deegaankayga ilaa deegaanda kale Puntland iyo soomaaliya oo dhan.