Qeexid

"Bulshada inteeda aan xag dhaqameed wax dhaliil ah isir u lahayn."

Qeexid Kale

B. xaawo: haween.

Qeexid Xigta

B. ah: qof aan xag dhaqameed wax dhaliil ah isir u lahayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bilis oo kali ah:
  • Bilis: “ Raalli iga ahow, wakhti uma hayo barasho aanay dani iigu jirin e.” Saynab: “ marlay ardayda inaad is barataan waa lagama maarmaan…”.
  • Ninkii gabyaaga ahaa ee la odhan jiray Xaleef ayaa gabay uu ku tiriyey wuxuu ku yidhi “Waa baylah joog inan la yaal, bilisi hooysaaye, Shisheeyuhu bukaan kuma rog-rogo, kumana baantaane”.