Qeexid

(-lqay, -liqday; -lqi) Wax, wax si aan habeysnayn meel ugu firirsan ka dhigid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga biliq oo kali ah:
  • Biliqadaan oo aheyd mid aan loo abaayeelin ayaa waxaa dadka rayidka laga dhacey dhamaan wixii gadiid ahaa oo ku xeraysnaa gurhayahooda iyo goobaha ganacsiga sida Hotelada iyo Bakhaarada.