Qeexid

"ld bililiqaysasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bililiqaysi oo kali ah:
  • Anshax xumada bililiqaysiga qoraalada oo ah mid soo noqnoqota ha noqoto qoraalo Af Soomaali ah ama kuwo kaleeto oo Ingiriisig ah, oo badiyaa inta la min guuriyo ay sheegtaan dad aan asal ahaan lahayn qoraaladaasi.
  • Dhacdadaas foosha xun ee qayra mas’uulnimada ah oo aan u qaadan waayay darteed ayaa igu dhalisay in aan Faallo kooban xilligaas ka qoro bililiqaysiga qoraalada iyo cawaaqib xumada ka dhalan karta.