Qeexid
Iftiin meel dheer bilig ka dhihid.
[-leeyay, -laysay]
f.mg2Iftiin meel dheer bilig ka dhihid.
Fal / verb
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Iftiin kala googgo'an oo is daba jooga samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.sh
Qeexid: .r If, inta muuqda durbadiiba qarsooma; big.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Si siligle ah u ordid (geel).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg biliglee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: ld miririglee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: ld ballee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dhimbilayn.
Qeexid Xigta: Babbinta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -seeyay, -saysay
Qeexid: Bilis ka dhigid; xorayn.
Qeexid Xigta: Gudid (gabar).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nasiib wacan.
Qeexid Xigta: Sharaf wacan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-lqay, -liqday; -lqi) Wax, wax si aan habeysnayn meel ugu firirsan ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Muuqaal indhuhu u bogaan oo ay aad u jecleystaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.u
Qeexid: Bulshada inteeda aan xag dhaqameed wax dhaliil ah isir u lahayn.
Qeexid Xigta: B. ah: qof aan xag dhaqameed wax dhaliil ah isir u lahayn.
Qeexid Kale: B. xaawo: haween.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg bil2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Figle samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Wiglo ciyaarid. ld wilgee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld boliis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Biqle samayn (dameer, faras, iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Cunto bisayl ka dhigid.
Qeexid Xigta: Arrin si aan go'aankeeda loogu dhibtoon u gogol xaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Hab geelu u socdo marka uu seetaysan yahay; sulsul.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Hanti yar oo meel la boobayo laga helo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]