Qeexid

"Wax muuqaalkooda indhuhu u bogaan oo ay aad u jecleystaan ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bilicsan oo kali ah:
  • Si kastaba arrintu ha ahaatee, waxaad mooddaa in dabeecadda raggu dalkay doonaanba ha u dhasheene tahay inay gabadha bilicsanaanteeda iyo muuqaalka bedenkeeda ku daba galaan, intaanay u daadegin diin iyo dabeecad kale.
  • Tuulada Abooreey waxaa ay ku taalaa bartamaha gobolka Hiiraan ee faca weyn waana tuullo balaaran oo bilicsan waxaana ay ku taal deegaan muhiim ku ah dhaqshada xoolaha iyo beeraha.