Qeexid

"Muuqaal indhuhu u bogaan oo ay aad u jecleystaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bilic oo kali ah:
  • Jun 2009- "olaha dayactira laamiyada Muqdisho waa mid aan ku dooneyno inaan ku soo saarno bilicda Magaaada mana jirto cid gacan naga siisay howlaha aan wadno" ayuu mar kale yiri MR.
  • Maanta mar aan soo maray Togga ayaan waxan ku arkayey iska-rogoyin iyo dadweyne ka wada olole nadaafadeed waxaana ka muuqday bilic wanaagsan.