Qeexid

"Nasiib wacan."

Qeexid Xigta

Sharaf wacan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bili oo kali ah:
  • Dadka degan Laas-caanood oo ka nastey bilihii u danbeeyey qaraxyo Iyo dilal ka dhici jirey magaaladaasi ayaa ka xumaadey dilka caawa loo geystey gudoomiyihii maxkamada gobolka Sool Saleebaan Jamac.
  • Hay’adda WHO ayaa soo warinaysa inuu sare u sii kacayo cudurka shuban biyoodka, waxayna xustay in bilihii June iyo July Muqdisho laga helay 1,633-qof oo uu shuban ku dhacay, kuwaasoo intooda badan la dhigay isbitaalka Banaadir.