Qeexid

(bilcil/-llo, m.dh) Geedaha waaweyn oo daawada leh nooc ka mid ah oo leh laamo kala baxsan, qodxo yaryar oo qaroofan, caleemo yaryar iyo mayrax rarada laga sameysto.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bilcil oo kali ah:
  • Waxaa dhinaca galbeed ka mara tog layiraahdo bilcil biyihiisuna ay ku xiran yihiin xilli roobaadka deegaannaadaas oo u badan xilliyada Gu'ga iyo Dayrta.
  • Waxaa dhinaca galbeed ka mara tog layiraahdo bilcil biyihiisuna ay ku xiran yihiin xilli roobaadka deegaannaadaas oo u badan xilliyada Gu'ga iyo Dayrta.