Qeexid

"Bilaw yeelasho; abuurmid; curasho. ld billaabo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bilaabo oo kali ah:
  • Inta ay naxdin daraaddeed telefeenakii ay gacanta ku haysay uu ka dhacay, rumaysanna wayday waxa dhegaheedu maqlayaan ayay tidhi: Yaa, waxaanu ugu jawaabay: Waad iga furan tahay maanta laga bilaabo.
  • Laga bilaabo, waqtigaas oo uu laayay qaar ka mid ahaa saraakiishii sar-sare, waxa uu maamulkiisii milatari u xuub-siibtay mid barriinsaday daadinta dhiiggii dadka.