Qeexid

"Wax kor u qaadid iyadoo madaxa laga sara mariyo."

Qeexid Xigta

Wax, wax qurxoon ka dhigid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bil oo kali ah:
  • Goobta ayaa waxaa gaaray Ciidamo ka tirsan booliska dowladda KMG ah kuwaasi oo bilaabay inay howlgallo ka sameeyaan goobta uu qaraxa ka dhacay, waxaana ay gacanta kusoo dhigeen inka badan 10-ruux oo looga shakisanayahay inay ku lug lahaayeen qaraxyadaasi.
  • Haddaba waxa la leeyahay guuldaradaa waxqabad la’aaneed ee hay’adda GTZ waxa ka masuula hawl wadeenada hay’adda oo majara habaabiyay qaabkii ay ahayd in wax loo qabto ama loo bilaabi lahaa.