Qeexid

"(-amay, -antay; -ami) Wax biiray noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga biirsan oo kali ah:
  • Marka uu qore soo xiganayo tuduc amma dhawr tuducood, oo uu sidooda ugu soo biirsanayo qoraalkiisa, waxaa u furan inuu xogtan (1) ku xiro astaanta xigashada, amma (2) in uu far yar yar ku qoro, hore na u durjiyo—oo uu wali ba xigasho na raaciyo.
  • Waxaa xaqiiq ah maalinta uu madaxweyne Raayale sii aamusabo ama ka warwareego ka hadalkeeda waxaa sii kordhaya oo isa sii biirsanaya tuhunka iyo eedaynta arrinkaa la xidhiidha.