Qeexid

"ld biirsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga biirsad oo kali ah:
  • Mark Bowden, oo ah isu duwaha howlaha samafalka ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in dhowr arrimood oo is-biirsaday ay sabab u yihiin xaaladda liidata ee dalka Soomaaliya.
  • Dagaal, gaajo iyo cudurro ayaa isu biirsaday.