Qeexid

"Cunto, lacag iwm oo in yarba meel laga keenay si loo siyo cid baahan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga biiro oo kali ah:
  • Xisbiga Goolistka lagu magacaabay ayaa ku dacwiyayay inay yihiin kuwii dalka dib u xoreeyay ugana xaqa mudan in iyaga lagu wada biiro, waana xisbigii talada dalka hogaaminayay.
  • “Sidaa darteed, Huryo ayaa sabab u ahaa in aan dhulkii ka imaado oo aan Fanka Soomaalida ku soo biiro,” ayuu yiri Sangub oo ka hadlayay cidii gacanta ku siisay inuu ku dhiirado, kana qayb-qaato Fanka.