Qeexid

"ld biirin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga biiris oo kali ah:
  • Dhinaca kale, xubno ay ka mid yihiin Axmed Sandoon iyo Xasan Xaydh, ayaa sheegay inaanay ku biirayn KULMIYE, iyagoo sheegay inay jireen wadahadallo u socday UDUB, UCID iyo KULMIYE, laakiin ay ku deg-degeen ku biirista KULMIYE.
  • Kooxdan reer Spain ee Real Madrid, waxay ka baahi baxday ciyaartoy leh xirfad ciyaareed oo aad u wanaagsan oo ay ku soo biirisay kooxdeeda, waxaana ka mid ah ciyaartoydaas xiddiga reer Brazil Ronaldo oo ku soo biiray bishii August 2002.