Qeexid

"Wax si tiradoodu u badato uruurin."

Qeexid Xigta

Wax inta uu yahay wax kale oo la nooc ah ku kordhin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga biiri oo kali ah:
  • Romario wuxu kaga jawaabay erayadaa warar soo galay warbaahinta oo lagu saadaalinayay naadiaga uu ku biiri doono xilliga soo socda.
  • Waxaad xaq u leedahay in aad ku biiri kartid ururkii aad doonto ama aad abuurto urur cusub.