Qeexid

"(-rayaal, m.l/dh) Nooc qalimada ka mid ah oo khad fadhida ku jirto."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga biire oo kali ah:
  • Sheekh Xasan Dahir ayaa qiray in Saraakiil ka tirsanaa Ururkiisa ay ku biireen Xarakada Alshabaab, isagoo waxba kama jiraan ku tilmaamay in Raaskambooni oo ka mid ahaa 4-garab oo Xisbul Islaam ka mid ahaa in ay la midoobeen Shabaabka.
  • Email ugu dir saaxiibkaa warkaan Qardho: Madaxweynihii hore ee Puntland oo ku eedeeyay ilaalada xeebaha Puntland in ay ku biireen burcad badeeda Qardho(AllPuntland)- Madaxweynihii hore ee maamulka Goboleedka Puntland Gen.