Qeexid

"Qodxo bir ah, noocyo kala duwan leh oo wax la iskula qabto."

Qeexid Xigta

Nooc ka mid ah gorgorka oo aad u dheereeya.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga biin oo kali ah:
  • Show waxa jira dad aan loo dhawaan karayn oo hadii la soo hadal qaado dawlad- nimadaba loo baabiinayo.
  • Axmed-siilaanyo inkasta oo uu si weyn u soo dhoweeyey hanaankii ay dadweynuhu u codeeyeen, hadana waxa uu farta ku fiiqay waxoogaayo dhaliilo ah, wuxuuna yidhi "Waxa la sheegayey meelo aanay dadkii muraaqibiinta ahaa raacin sanaaduuqdii la geeyey.