Qeexid

"B. ah: qof wax cabsi leh ama meel aan nabadgelyadeedu sugnayn u bareera. ld biimo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga biime oo kali ah:
  • Wuxuu madaxwaynaha Somaliland ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin doorashada Somaliland, arrimaha burcad badeeda iyo dadka doomaha isku biimeeya.
  • Labadaas nin-na nin wuxuu taagan yahay "Anigaa ninka dilay oo furka ka ritay ama furkiisa dhacsaday maadaama aan dilay, nin-na wuxuu leeyahay anigaa naftayda biimeeyey oo cadawga ka soo qaatay furkan."