Qeexid

"Kharash maalmeedka ama bileed; masaruuf."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga biil oo kali ah:
  • Xilligan oo aynu ku jirnay xaalad kasoo bogasho nabaraddii colaadii sokeeye iyo is-dhexgal ay bulshadu kaga talaabsatay xuduudihii qabiiliga ahaa ama colaadaha ahaa.
  • Ilaa 3 ruux ayaa xalay lagu dilay Tuulo ku dhow degmada Mahadaay, kuwaasoo ahaa dad reer guuraa ah iyo kuwa xoolo dhaqato ahaa, waxaana todobaadyo ka hor deegaano ka tirsan degmadaas ka dhacay dilal ku saleysan aanooyinka qabiilka.