Qeexid

"Wax aad u yar."

Qeexid Xigta

B. ah: xarrago badan oo dharkiisu hab gaar ah u tolanyahay (qof).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga biid oo kali ah:
  • "Waxay Booliska ku guuleysteen in ay dilaan Ninkii dilay sarkaalka, runtii waa arin wanaagsan"ayuu yiri Aadan Biid.
  • Aadan Biid uu sheegay inay ciidamadu fashiliyeen dagaalka oo ahaa weerar ay Al-shabaab kusoo qaaday suuqa badarka ee xaafadda Isha Baydhabo.