Qeexid

"ld beec. Qiimaha wax lagu iibinayo."

Qeexid Xigta

B. ah: wax iib u yaal.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga biic oo kali ah:
  • Iyo Saliida dabiiciga ah ee laga helo dhulka hoostiisa taas oo laga sameeyo shidaal IWM.
  • Gobolkan oo lagu sheego in uu ku jira Gaska dabiiciga ayaa dowlada Ethiopia wayadan dambe wadey olele ay ku damacsan tahay in kaga adkaato Jabhada ONLF kadib markii weeraro lagu qaadey ciidamadooda iyo goobo laga baarayay shidaalka.