Qeexid

"bii'ad m.dh ld bey'ad."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bii oo kali ah:
  • Waxaa muuqata inuu gabay qabiil ka qab-weynaaye, tolow haddii uu maqlay wixii Qamaan Bulxan, Cali-dhuux, Salaan Carrabey, Ismaacill Mire, Maxamed Nuur Fadal, Seyidkii iyo raggii la mid ahaa kirtaminaayeen, wax ma ka yidhi?
  • Barweez markii uu u soo galay Al-Rabiic waxaa durbadiiba gashay cabsi aad u weyn, cabsi awgeed ayuu ku sigtay inay nafta uga baxdo, kadib markii uu arkay meydadkii dadkiisii laga laayay ee lagu daadiyay waddada.