Qeexid
Gabar cadradnimo ka bi'in.
[-iyay, -isay]
bigrojebiyay
bigrojebisay
f.g2Gabar cadradnimo ka bi'in.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg bigrojebi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Gabar cadradnimada ka bi'in.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: bi'is m.l ld bi'in.
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: bi'i f.g2 1. Hoog iyo dhibaato gaarsiin; hoojin, beleyn. 2. Hawl, arrin iwm. si gurracan u fulin. 3. “Ka bi'i”: wax meel ku yaal ka tirid; baabi'i.
Qeexid: bi'id m.f.dh eeg ba'2. ld ba'id.
Qeexid: bi'in m.f.dh eeg bi'i. ld bi'is.