Qeexid
Shaah karin.
[-geeyay, -geysay]
f.g2Shaah karin.
Fal / verb
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Iftiin kala googgo'an oo is daba jooga samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Sharrax, bilid, naqash, qurxin.
Qeexid Xigta: (sh.r) If, inta muuqda durbadiiba qarsooma; bilig.
Qeexid Kale: B. dheh: carar meel si deg-deg ah looga tago.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -geeyay, -geysay
Qeexid: Cid iyadoo caloosha dhulka loo dhigayo garbadduub u xirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -geeyay, -geysay
Qeexid: Cid si aan halis ahayn u garaacid. ld bucee, buhee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -geeyay, -gaysay
Qeexid: Ciidan si habaysan meel ugu safid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) (muus.) Qalab muusig hawada ku shaqeeya, labada dacal ka furan, leh daloolo sawdkeeda lagu codeeyo oo sida badan ay ciidammadu isticmaalaan, turumbo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Nafley dhuunta iyo halbowlayaasha mindi ugu goyn.
Qeexid Xigta: Neef la qalanayo si sharciga waafaqsan dhuunta iyo halbowlahayaasha mindi ugu goyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -yeeyay, -yeysay
Qeexid: Wax biyo ku darid.
Qeexid Xigta: Wax biyo ka badan ku darid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Cunto bisayl ka dhigid.
Qeexid Xigta: Arrin si aan go'aankeeda loogu dhibtoon u gogol xaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -geeyay, -gaysay
Qeexid: Boog u yeelid (jir).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -feeyay, -feysay
Qeexid: Wax, wax aad u cad ka dhigid; qurxin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -geeyay, -geysay
Qeexid: Qof gamcihiisa iyo lugihiisa dib isugu xirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -maysay
Qeexid: Naf, hanti iwm biime ka dhigid.
Qeexid Xigta: Isku b.: meel cabsi leh ama nabaddeeda la hubin kas iyo ogaal ugu bareerid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -geeyay, -gaysay
Qeexid: Aqal miyi la dhisaayo dhigo u yeelid.
Qeexid Xigta: Rati la raraayo dhigo ka taagid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -geeyay, -geysay
Qeexid: (fg.) Wax habaas u yeelid.
Qeexid Xigta: (fmg.) Cid habaas kicin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -ceeyay, -ceysay
Qeexid: Qof bidci ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg bigee. ld bigays (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Shaah aan caano lahayn; rinji.
Qeexid Xigta: ld bigayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: ld ballee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Biqle samayn (dameer, faras, iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]