Qeexid

"Sharrax, bilid, naqash, qurxin."

Qeexid Kale

B. dheh: carar meel si deg-deg ah looga tago.

Qeexid Xigta

(sh.r) If, inta muuqda durbadiiba qarsooma; bilig.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga big oo kali ah:
  • "Dowladu waa midii ugu horeysay oo Wasiir ka tirsan lagu xiro dalka dibadiisa loona geysto jirdil, sidoo kalena xildhibaanadeeda lagu xiro dalka dibadiisa oo aan weli ka hadlin" ayuu yiri Gudoomiyaha Xisbiga Somalida-Cusub oo ka hadlay Muqdisho.
  • Waa inay tilmaantaa mashaariicda horumarka ah ee dawladdu maalgalinayso amase ay la maalgalinayso Hayadaha Ajnabiga ah, si loo ogaado waxa meel u yaal amase ay tahay in loo raadiyo maal dhameestira.