Qeexid

"Qof wejigiisu waqooyi ku aaddan yahay dhankiisa ku toosan galbeed ee ay ku taal gacanta aan aad wax loogu qabsan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bidix oo kali ah:
  • Xaaladdiisa ayaan ka soo rayn oo sidii uu ahaa qaybtii hore ku sii socotay, wuxuu lumiyay fursad kale, markuu uu Ergun Penbe kubbad dhulka dul-xaabaysa dhanka bidix uga soo gudbiyay, taas oo Sukur markale ku guul-daraystay inuu goolka ku hagaajiyo.
  • LEFT MARGIN iyo RIGHT MARGIN maynaan ugu kala yeedhi Karin FAAGGA BIDIX iyo FAAGGA MIDIG inta wax lagu qorayana maynaan odhan Karin BOOY.