Qeexid

"Muqaal meel fog laga arko."

Qeexid Kale

ld bidhaamid.

Qeexid Xigta

Tiro aad u yar oo ari ah oo gaar u daaqa.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bidhaan oo kali ah:
  • Waxaan isku sii daayey halkaas iyo Ceelcad wax bidhaanteed sheegana ka waayey.
  • Gawarida dadweynaha oo ahaa kuwo aad ugu yaraa deegannadas ayaa soo kordhaya, isla markaana maraya waddooyin aanay horay u mari jiray, iyadoo dadka deegaanadaasna ay soo dhaweeyeen nabadda bidhaantay.