Qeexid

"(-dayaal, m.l/dh) Nin la leeyahay, aan xor ahayn oo sidii la doono loogu shaqeysto; addoon; cabiid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bidde oo kali ah:
  • Ilma Saleebaan Bidde oo dhan way ku dhasheen, sidii ayaanuna ugu gabawnay oo u joognaa.
  • Axmed S. Bidde waxaa kaloo la odhan karaa in uu yahay Wershed illaa maanta soo saarta Fanaaniin fara badan oo isku jirta rag iyo dumar, kuwii hore, kuwii dhexe iyo kuwa cusub oo illaa maanta ku mashquulsan sidii uu u soo saari lahaa kuwo hor leh.