Qeexid

(-do, m.l) Haweeney la leeyahay aan xor ahayn oo sidii la doono loogu shaqeysto.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga biddad oo kali ah:
  • Qudubi: Biddada oo beelihiinii ku toosa ayaa lanagu yidhi.
  • Qudubi: Biddada oo beelihiinii ku toosa ayaa lanagu yidhi.