Qeexid

"(-ooyin, m.l) (dii.) Dhaqan diimeed cusub oo aan diinta Islaanka ka mid ahayn oo lagu soo daro."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bidco oo kali ah:
  • Ma in Qur’aanka lagu subciyaa ma aha waxa uu Xaddiisku tilmaamayo; maxaa yeelay waa Bidco gadaal laga keenay oo aan lagu dhaqmi jirin xiligii Salafka sida uu ku qoray Imaam Shaadibi kitaabkiisa la yiraahdo ”al-Ictisaam” (1/357-388).
  • Intaas ka dib: Kitaabkan “In loo laablakaco Mad-hab waa Bidco” ulajeedadaydu waxay tahay in aan ugu dhawaado Eebbe, anigoo u turjumayo soomaalida jecel iney bartaan Diintooda.