Qeexid

"Iin madaxa ragga gasha oo timaha hoosha ama wax yar ku reebta."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bidaar oo kali ah:
  • Warqadaas waxa ku qornaa Ingiriisi buurbuuran oo madaxu buurtaa le’eg yahay. warqaddaa waxa akhriyay rag Af-Ingiriisida ku bidaaraystay.
  • Qorshahaas oo la yidhi dawladaha argagixisadu joogto waa in aan weerar lagu qaadin ee loo diro ciidanka bidaarta leh ee dollarka loo yaqaano oo ka caawin doona dawladahaas iyo ciidamadooda la dagaalanka Argagixisada.