Qeexid

"(f.g) Wax dan moodid."

Qeexid Kale

(f.mg) Wax dabayl raacid.

Qeexid Xigta

(f.g) Cid wax ku tuhmid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bid oo kali ah:
  • Cabidda sigaarka ayaa la xaqiijiyay inay keento Kansarka Sanbabada iyo weliba cuduro kale oo faro badan.
  • Laba iga danbeeyay waxay isku haysteen wanaagga Real-Madrid iyo xumaanta Barcelona, laba wadaad oo iga horreeyayna waxay ku xiiqsanaayeen bidcanimada tusbaxa iyo bannaanaantiisa.