Qeexid

"Jaad ugaarta waaweyn ka mid ah, leh midab dacar ah, geeso dhaadheer oo toosan,"

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga biciid oo kali ah:
  • Bayaanka Beesha Biciidyahan Cali Saleebaan kadib shir wada tashi ah.
  • Qoodhay iyo xeraday, haddii la akhriyay ayuu ii akhriyay mid ka midda ingiriisi-yaqaanadii indhaha kal dhergay, waxa ku qornaa “Biritayn bixisay aqoonsi, jiitin, goobaabin, joogsi, Boqorad sawiran, biciid lagu reebay.