Qeexid

"bi'i f.g2 1. Hoog iyo dhibaato gaarsiin; hoojin, beleyn. 2. Hawl, arrin iwm. si gurracan u fulin. 3. “Ka bi'i”: wax meel ku yaal ka tirid; baabi'i."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bi oo kali ah:
  • Afhayeen u hadlay DF ayaa sheegay in dagaalkaas lagu dilay tiro ka mid ah Ajnabi ka barbar dagaalamayay ciidamada Al-shabaab, kuwaasoo aanu sheegin dhalasho ahaan dalalka ay kasoo jeedaan.
  • Wafdiga Ra'isulwasaaraha Soomaliya oo Maalintii 3-aad ku sugan Dalka Itoobiya ayaa waxa ay dalkaasi uga qeybgelayaan Shir Balaaran oo looga hadlayo Arimaha Federaalka,..