Qeexid

"(-nno, m.dh) Meel bannaan, dhir ku hareereysan oo degaan ku habboon, ruun."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga berrin oo kali ah:
  • Dusha hore waxa ku goglan aqal Soomaali, seddex geed-saraad & berrin dihin oo cagaar badan barwaaqana ka hillaacyso.
  • Siyaasigu waa ku meel gaar, maanta ayuu yimi berrina wuu tegi, laakiin fannaanka wanaagsani weligii wuu waari oo xitaa geeridiisa ka dib fankiisa ayaa la qiimen.