Qeexid
Maalinta markaas la joogo ayaanteeda saddexaad oo soo socota; saaddambe.
Maalinta markaas la joogo ayaanteeda saddexaad oo soo socota; saaddambe.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh.fk
Qeexid: ld berrito. Maalinta maanta iyo saaddambe u dhexeysa.
Qeexid Xigta: B. dambe: maalinta b. xigta, saaddambe.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
fk (Falkaab) - Falkaab (adverb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Meel bannaan, dhir ku hareereysan oo degaan ku habboon, ruun.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: berrito fk. ld berri2 (1).
m.l.u
Qeexid: (-dyo, m.dh) (baay.) Noolayaasha ku nool dhulka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: dambe.
Qeexid: dambe s. 1. Ka d.: dabadeed, kaddib. Tus. “Fasaxa ka dambe ayaan is arkaynaa”. 2. Gadaal xiga; dambeeya. ld damme.
m.l.u
Qeexid: (-yo, m.dh) Dir ka mid ah lafdhabarleyda sida raha. Berribiyoodka waxa lagu tiriyaa inay yihiin xayawaankii ugu horreeyey ee lafdhabarleyda ahaa ee dhulka ku noolaa, qaar badan oo astaamahooda ka mid ahina waxay muujinayaan inay qabatimeen nolosha berriga.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]