Qeexid

"ld berrito. Maalinta maanta iyo saaddambe u dhexeysa."

Qeexid Xigta

B. dambe: maalinta b. xigta, saaddambe.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Falkaab naxwe,

Falkaab / adverb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga berri oo kali ah:
  • Madaxweynaha Somalia ayaa lagu wadaa inuu shirkaas ku biiro berri oo uu gabo-gabo yahay, iyadoo la rajeynayo in shirka ay kasoo baxaan qodobbo muhiim u ah nabadda Somalia, maadaama uu yahay mid aan lacago lagu ururinayn.
  • Marka habeenkii laga sii rawaxayana urta sigaarka iyo daacada qaadka ayaa isku darsama oo meesha qaab darraanteeda dib ha ugu soo noqon baa ku qabanaysa, lagamase maqnaado ee berriba waa la joogaa.