Qeexid

"Waqti aan xaddidnayn ee la soo dhaafay; waa; jeer; seben."

Qeexid Kale

B.ga: maanta.

Qeexid Xigta

(-iyo m.dh) Dharaar iyo habeenkeeda.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga beri oo kali ah:
  • Axmed Cali Xaashi ayaa sheegay in ka doodista dasturka ay u baahan tahay in Xildhibanada ay ka baaraan degaan iyadoo ka doodistiisa qodobada ay bilaabaneyso 21-ka bishan, sidoo kalena wakiiladu beri go'aan ka qaadan doonan xeerka siyaasadda biyaha.
  • Wasiirka ganacsiga ayaa kulankaa ka qiray inay dekedda Berberi tahay mid culays badan cashuurteedu ku hayso ganacsatada, waxayna wasiiradu balan qaadeen inay xukuumad ahaan wax ka qabanayaan cabashooyinka ay soo jeediyeen tijaartu.