Qeexid

"Deyd dhagax ka samaysan oo beeraha timirta lagu kala qoqobo."

Qeexid Kale

(ld bini) Lacag bir ah ka mid ah lacagta sarrifka ee Ingiriisiga o laba iyo tobankii beni u dhiganta hal shilin.

Qeexid Xigta

Cariish ka samaysan dhagax iyo qoryo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga beni oo kali ah:
  • Benitez ayaa sii raaciyay: " Daniel Agger waa ay ku adkaan doontaa, balse isagaba waxa uu ula shaqaynayaa Dhakhaatiirta si wanaagsan, seddaxdaba waa ay soo dhawyihiin."
  • Cirka ayaa cusboonaadey maalintii shaley iyada oo habenimadii xaley 10 May laga arkayey degaano ka tirsan Puntland gaara ahaan Howdka gobolka Nugaal iyo Mudug Hilaacyo iyada oo aan warar buuxa laga heyn halka uu ka da' ay robkaas.