Qeexid

Magaalo meel xeeb ah ku taal.

Qeexid Kale

Yoolka ciyaarta imbiliga. ld bandar.

Qeexid Xigta

Beled marso leh.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bender oo kali ah:
  • Baxnaan loo dacaree Bilan, wuxuuna goostay in uu mar uun arko oo uu la ballamo Bilan, si uu ugu sheego in xagaa iyo Benderka u kici dono si uu u soo xoogsado hantidii taabogalka ka dhigi lahayd jacaylka uu u qabo Bilan.
  • Bender-caasi Abwaankii weynaa ee Salaan Maxamed oo loo yaqaanney Salaan Carrabey oo ahaa nin meesha uu joogo isaga la hor mariyo, ayaa booqasho Nairobi ku tegay isag oo ka soo kicitimay Somaliland.