Qeexid

"(-ldaan, m.dh) Degaan leh guryo badan, dukaamo, dugsiyo, isbitaallo, waddooyin dhaadheer iwm; magaalo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga beled oo kali ah:
  • Dhanka kale Meydadka sedaxdax ruux oo jirkooda go'go'ay ayaa la soo dhigay Aargada saldhiga degmada magaalada beledxaawo, halkaasoo dadweyne fara badan ay isugu soo baxeen kuwaasi oo aad uga naxay markii arkeen.
  • Qaraxa ka dhacay Beledweyne ee loo geystay ciidamada Itoobiya Ilaa hada ma jirto cid si toos ah u sheegatay..