Qeexid

B. ah: qof fuley ah oo cabsi badan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bekel oo kali ah:
  • Dhinaca kale, shalay ayaa Orodyahanka Kenenisa Bekele oo ah orodyahan u dhashay dalka Itoobiya ku guulaystay bilada dahabka ah ee orodka 10,000 Mitir ee adduunka.
  • Warbaahinta dowladda ayaa xaqiijiyay in Bekele iyo 7 kale oo mucaarad ah la siidaayay.